Ilaada Madaxweynaha Puntland oo awoodooda kusoo bandhigay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland usoo raacay magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay dhoolo tus ay kusoo bandhigayeen tayadooda iyo sidoo kale nuucyada kala duwan ee hubka ay wataan. Ciidamada ilaalada ah uu wato Madaxweynaha Puntland ayaa ku hubeesan hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana markii ay soo gaareen magaalada Muqdisho la siiyay gaadiid nuuca dagaalka … Continue reading Ilaada Madaxweynaha Puntland oo awoodooda kusoo bandhigay Muqdisho (Daawo Sawirada)